ASC, asxaabta kusoo dhawaada website-kan cusub www.26it.blogspot.com waa blog aan idiinkugu soo gudbin doono arimaha technology-yada waxaana wax badan ku falanqeyn doonaa computer-ka iyo Mobile android yada, anagoo marba idiin kugu soo gudbin doono casharo taxana ah oo video iyo qoraalba isugu jira .ugu dambeyntii waxaan rajeyneena inaad ka faa'ideysan doontaan barnaamijyada uu blogani idiin soo gudbin doona insha alaah.






0 comments:
Post a Comment